Beesha Baadi-cade oo kamid ah Beelaha Soomaaliyeed oo manta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho,ayaa soo dhaweeyay in Gobolka Banaadir uu yeesho Maqaam u gooni ah.

Kulanka oo ay kasoo qeyb galeen Nabadoono Waxgarad, Aqooyahano iyo Siyaasiiyin,ayaa waxa ay intiisa badan ay kaga hadleen sidii Maqaamka Gobolka Banaadir ay Beesha baadi- Cadde ay wax ugu yeelan laheyd.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here