Baarlamanka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa si rasmi ah u qaaddacay Metelaadda Aqalka sare ee gobolka Banaadir iyo afarta xeer doorashooyinka.

Puntland ayaa ku baaqday in si iskumid ah loo raadiyo xuquuqda iyo Metelaadda Gobollada Sool, Sanaag iyo Banaadir.

Hoos ka akhriso War-murtiyeedka kasoo baxay Puntland.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here