Barlamaanka dowlad goboleedka jubbaland ayaa maanta leh kulankoodii sagaalad ee kala fadhiga labaad ku leh Xaruntooda Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ee Jubbaland.

Ajandayaasha horyaala barlamaanka ayaa kala ah:

1-Mudo kordhin soo dhisada xukuumada dowlad goboleedka jubbaland.

2- Ilaalinta dastuurka dowlada federaalka soomaaliya.

3- kuraasta degaan doorashadooda la badalay oo ay gollaha ka horyimaadeen.

4- waxay sido kale golaha ka hadlayaan shirka amniga qaranka ee uu ku baaqay madaxwayne farmaajo bisha soo socto 5 ilaa 7 ka dhici doono muqdisho iyago gabi ahaanba qaadacay shirkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here