Kulankan ayaa mid ay iskugu yimadeen qaar kamid ah beelaha degga Deegaannada Gobolka Hiiraan,isla markaana ay ugu tashanayeen ayaaha gobolka Hiiraan,ayaa manta lagu qabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.

Kulanka ayaa waxaa kasoo qeyb galeay qaar kamid ah Nabadoonnada Waxgaradka iyo Dhalinyarada, beelaha waxa ay kaga hadleen Xaaladda Guud ee Gobolka Hiiraan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here