Wasaaradda Diinta iyo awqaafta Somaliland ayaa ka mamnuucay magaalada Laascaanood Cilaajyo cusub in laga furo iyadoo 10 Casho ee ugu danbeeyey 3 Cilaaj oo cusub laga furey.

Sidoo kale ,Waxaa jira diyaar garow loo samaynayo soo dhaweynta wadaad lagu magacaabo ” Rusheeye yare ” oo sheegay in magaalada Sabtida socota uu Imaam doono isla markaana Shayaadiinta uu ciyaar kula leeyahay Garoonka Ku yaalla magaalada Laascaanood .

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here