Duqa Caasimadda ahna guddomiyaha Gobolka Banaadir mudane Cumar maxamuud Maxamed Cumar filish oo ka farxiyay caruurta Agoonta Gabbdha ee Degmada Boondheere.
Kadibna waxa uu kormeeray xaruntaasi.
Waxa uuna u kuurgalay xalaada ay kunoolyihiin caruurtaasi waxaa uuna kula dardaarmay in ay waxbartaan oo ay noqdaan kuwa anfaca dalkooda iyo dadkooda
Duqa Muqdisho mudane Cumar filish ayaa waxa uu yiri:
“”Waxaan maanta kormeeray Xarunta Agoonta gabdhaha Degmada Bondheere Kormeerkan oo ahaa mid an ugu kuur galayay Sida ay wax u bartaan Caruurta Agoonta ah ee wax ku barta Xaruntaasi. “”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here