kheyre ayaa Maanta kula kulmay kenya Xubno ka tirsan Baarlamaanka Kenya gaar ahaan Xildhibaanada ka soo jeeda Magaalada wajeer ee gobalka Waqooyi bari kenya

arimaha siyaasadda , dhaqaalaha iyo iskaashi siyaasadeed oo ka dhexeeya labada dhinac ayaa laga wada hadlay

Xubnaha uu la kulmay waxaa ka mid ahaa Hogaamiyaha aqlabiyadda labada Aqal kenya Aadan keynaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here