Madaxweyne kuxigeenka Hirshabelle ahna Musharax Madaxweyne Ali Gudlaawe Hussein  iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta  gaaray Jowhar.

Waxaa Garoonka kuso dhaweeyey Gudomiyaba Baarlama ka Hirshabelle ku xigeenkiisa xildhibaano wasiiro Siyaasiyiin Odoyaasha Dhaqanka Dhalinyaro iyo Barbaarta gaashaaman

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxa qeyb ka ahaa Gudomiyaashi hore ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed hagar Dabageed iyo Cabdifitaax Xasan Afrax Ahna Musharaxiin utaagan Xilka Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabelle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here