Monday, July 6, 2020

MUQAAL:Kulan Looga Hadlayay Saameynta Covid19 ee Doorashoyinka oo lagu qabtay Muqdisho

Kulan Looga Hadlayay Saameynta Covid19 Ee Doorashoyinka ayaa Maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka. https://www.youtube.com/watch?v=anC4xuH-7bA&t=1s    

MUQAAL:Madaxweyne Farmaajo Oo Daahfuray Tuulada Ciyaaraha.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xarigga ka jaray wajiga koowaad ee dib u dhiska Garoonka Kubadda Cagta ee Muqdisho ayaa...

Qodobada Wararka SomNews Tv By Kaahiye 30-6-2020

Qodobada Wararka SomNews Tv By Kaahiye 30-6-2020.   https://www.youtube.com/watch?v=5qViKji3llQ

MUQAAL:Barlamaanka Soomaaliya ayaa Ansixiyay xeerka degaameynta kuraasta

Xildhibaanada Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya oo Maanta Kulankoodi Caadiga ahaa ku yesheen Xarunta Villa Hargeysa,ayaa Ansixiyay Xeerar Muhiim ah. https://www.youtube.com/watch?v=YMz5q8ODTqo              

MUQAAL:Dowlada somaliya Oo Maanta Xariga Ka Jartay Xarumo Lagu dhisay Is-xilqaan

Dowladda Soomaaliya ayaa Maanta Xariga ka jartay goobaha danta guud ee ku buburay dagaaladii Sokeeye ee dalka ka dhacay,kuwaasi oo lagu dhisay Isxilqaan.   https://www.youtube.com/watch?v=kkSLyjGrYSE

MUQAAL:Maqayaada Xamar Coffe Oo Qeyb Casri ah ka Furatay Muqdisho

Waxaa Maanta oo ay Tariikhdu tahay 29-ka bisha Juun xarigga laga jaray Maqaayada Hamar Coffe and Restaurant oo ah Maqaayad loo dhameystiray adeegyadeeda kala...

MUQAAL:Maxkamadeynta Askari dad Shacab ah Muqdisho ku dilay oo bilaabatay

Askarigii Degmada Boondheere Billowgii Bishii Ramadaan ku dilay Wiil iyo Haweeney kamid ahaa dadka deegaanka ayaa maanta Maxkamadda lasoo taagay.   https://www.youtube.com/watch?v=uP_j54Tv9wg&t=12s

Qodobada Wararka SomNews Tv by Xasan Kaahiye 29-6-2020

Qodobada Wararka SomNews Tv by Xasan Kaahiye 29-6-2020.     https://www.youtube.com/watch?v=ty7q9rhnuzY

Magaalada Burco ee G-Togdheer ayaa si diran oo lagu so dhaweeye Barasabka Cusub ee loo soo magacabay.   https://www.youtube.com/watch?v=hgjrMyN4gp4

Barnaamij Gaar ah somnews tv By C/raxmaan Waaberi 27-06-2020

Barnaamij Gaar ah somnews tv By C/raxmaan Waaberi 27-06-2020.     https://www.youtube.com/watch?v=1khrfqqs5sY