Thursday, July 2, 2020

MUQAAL:MAAMUL GOBOLEEDKII LIXAAD OO KU SOO BIIRAY DOWLADDA FEDEAALKA

Maamulka Gobolka Gedo iyo Degmooyinka, ayaa Maanta Goob fagaaro ah kula hadlay Shacabka ku dhaqan Degmada Luuq ee Gobolka Gedo. Waxaana Mas'uuliyiinta Goobta ka hadlay...

MUQAAL:Al-Shabaab ayaa Weeraray Saldhiga Ciidanka Kenya Ee Kulbiyoow Ee Gobolka Jubbada Hoose

Dagaal Xooggan oo geystay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay Deegaan katirsan Gobolka Jubbada Hoose. Dagaalka ayaa yimid kadib markii Xubno katirsan...

MUQAAL:Madaxweyne kuxigeenka cusub ee Galmudug Cali Daahir Ciid oo sheegay inuu ka shaqeynayo Isku...

Doorasho Maanta ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb,ayaa Madaxweyne kuxigeenka cusub ee Galmudug loo doortay Cali Daahir Ciid,isagoona Khudbad uu goobta ka jeediyay ku balan qaaday...

Daawo:Barnaamijka Tixraaca Warraka Wareysi Lataliyaha M weynaha Dhanka Dhaqaalaha By Waaberi 08 09 2019

Barnaamijka Tixraaca Warraka Wareysi Lataliyaha M weynaha Dhanka Dhaqaalaha By Waaberi 08 09 2019 https://www.youtube.com/watch?v=_jFBC3PIw7U

Musharax Madaxweyne Jubaland Ducaale aadan Maxamed ayaa Fariin udiray Shacabka

Ducaale aadan maxamed oo ka mid ah musharixiinta Madaxtinimada Jubaland ayaa ka hadlay arimaha ka taagan jubaland ayaa ka hadlay arimaha https://www.youtube.com/watch?v=erHCenbXqKo

MUUQAAL:Gurmadkii Reer Puntland oo Gaaray Baladweyn

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Madaxtooyada Puntland ayaa Gaaray Magaalada Baladweyn  halkaas oo ay ku sugan yihiin dad uu sameeyay Fatahaada Wabiga Shabelle https://www.youtube.com/watch?v=u5hmFPZKb0A

kumannaan qof oo somali ah ayaa qaba Cudurka Dhiig karka kaga bogo barnaamijka Caafimaadka...

Tobanki sano ee ugu dambeeyeyna waxaa koradhay tirada dadka u dhinta dhiig karka oo ay da'dooda ka hooseyso 80 jir. Hadaba Barnaamijka Caafimaadka Todobaadkan Waxaan...

MUQAAL:Gabar mudo kooban indhoola eheed oo ka sheekeysay mucjiso ku dhacday

Gabar mudo kooban indhoola eheed oo ka sheekeysay mucjiso ku dhacday   https://www.youtube.com/watch?v=OTfIsujv210

MUQAAL:Xil Idiris ayaa Taliyaha Booliiska Weydiyay sababta hal askari uu waajid u joogo

Xil Idiris ayaa Taliyaha Booliiska Weydiyay sababta hal askari uu waajid u joogo   https://www.youtube.com/watch?v=v3OXj4BvioY