Thursday, July 2, 2020

Qodobada Wararka SomNews Tv By Salaad Soomaali 27-10-2019

Qodobada Wararka SomNews Tv By Salaad Soomaali

MUQAAL:1.6 Milyan Oo Dollar Ayaa Lagu Taageeraya Dhalinyarada Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa maanta furay mashruuc lagu maal gelinayo 340 dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo soo bandhigay hal abuur...

MUQAAL:Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Ayaa Shaacisey Tartan Ka Qabsoomaaya Jabuuti

Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Ayaa Shaaciyay Saddexda Arday ee Sanadkan Soomaaaliland ugu qeyb galeysa Tartanka Qur'aan Akhriska ee Bisha Ramadaan lagu qabanayo Dalka...

MUQAAL:Xisbiga WADDANI Oo Ka Jawaabay Hadalkii Wasiir Mohamed Kaahin

Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Xisbiga WADDANI, Saleebaan Ducaale Xaaji, oo Maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa, ayaa farriin kulul wax uu u diray Wasiiro...

MUQAAL:Kulanka Madaxda dalalka Ereteriya, Itoobiya iyo Soomaliya oo Asmara ka furmay

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa Magaalada Asmara ee Caasimada Dalka Eratariya uga qeyb galaya Shir Saddex geesood ah oo ay yeelanayaan Madaxweynayaasha Etarariya,...

MUQAAL:Wasiirka Xanaanada Xoolaha Iyo Daaqa Soomaaliya Ayaa Daahfuray Mashruuca Talaalka Sambabka Ariga

Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho lagu qabtay Xaflada lagu daah-furayay Mashruuca Talaalka Sabiga Arriga, oo ah Mashruuc looga hortagayo Xanuunada ku dhawac Xoolaha Gaar ahaan...

MUQAAL:Xoghaya Dowladda Hoose Ee Laascaanood ayaa Kormeeray Goobo Muhim ah

https://www.youtube.com/watch?v=-y70DAn-w24

Barnaamijka Tixraaca Wararka SomNews Tv

Barnaamijkan waa Barnaamij aad ka daawataan somNews Tv Waxaa lagu wareystay Wasiirka Warfaafinta Hirshabelle https://www.youtube.com/watch?v=fm3RP8hCReg

Qodobada Wararka SomNews Tv By Salaad Somaali 04-03-2020

Ku soo dhaawada Qodobada ugu waa weyn Wararka Caalamka ee uu indin hayo TV-ga Caalamiga ah ee Somnestv,waxa ayna Tariikhda ku beegan tahay 04-03-2020.   https://www.youtube.com/watch?v=GZ12TN5JAoc

MUQAAL:Nabadoon Geeriyooday oo Baladweyn Baroor diiq loogu sameeyay

Nabadoon Geeriyooday oo Baladweyn Baroor diiq loogu sameeyay https://www.youtube.com/watch?v=clBdCMGCuoE