Thursday, October 22, 2020

Wasaaradda Horumarinta Biyaha Somaliland oo dayactir ku sameysay 4 Ceel

Wasaaradda horumarinta biyaha Somaliland ayaa dayactir ku sameysay 4 ceel oo ku yaala gobalka Sool.   https://www.youtube.com/watch?v=C0j1szEZbvU

MUQAAL:Mas’uuliyiin ka Tirsan Somaliland ayaa Xarigga ka jaray Xarun Caafimaad

Masuuliyiin ka Tirsan Somaliland ayaa Xarigga ka jaray Xarun caafimaad oo laga hergaliyay Deegaanka.   https://www.youtube.com/watch?v=7D2UMqddoVg

Qodobada Wararka SomNews Tv By ANisa Cabdi Xuseen 06-10-2020

Qodobada Wararka SomNews Tv By ANisa Cabdi Xuseen 06-10-2020   https://www.youtube.com/watch?v=_xGo7UQLhaM

MUQAAL:Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Amar Culus ku soo rogay Hoteelada

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ayaa ku amray Hotelada in laga kireen karin labo oo aan wadan Warqada Nikaaxa oo acdeyneysa in ay is qabaan.   https://www.youtube.com/watch?v=yiROaVT2F2s

MUQAAL:QM ayaa ka digtay khatar ku soo wajahan Soomaaliya xilli roobaadka Deyrta

Qaramada Midoobay ayaa ka digtay khatar ku soo wajahan Soomaaliya xilli roobaadka Deyrta.   https://www.youtube.com/watch?v=P6Bs5X_MVbE

MUQAAL:Xulka Cusub ee kooxda Gobolka gabilay ayaa bilaabay Tobobarkoodi

Xulka Cusub ee kooxda Gobolka gabilay ayaa bilaabay Tobobarkoodi ugu horeeyey ee kooxda.   https://www.youtube.com/watch?v=v7Pd7ve7-Sw

Qodobada Wararka SomNews Tv By Anisa Cabdi Xuseen 05-10-2020

Qodobada Wararka SomNews Tv By Anisa Cabdi Xuseen 05-10-2020.   https://www.youtube.com/watch?v=0EZsxofdGAg

MUQAAL:Shirkad Cusub Oo Loogu Magac Daray Safar ayaa Looga Dhawaaqay Muqdisho.

Shirkad Cusub Oo Loogu Magac Daray Safar ayaa Looga Dhawaaqay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.   https://www.youtube.com/watch?v=WOpir-5Z_KA

MUQAAL:Munaasabad lagu Daah-furayay Mashaariic kala duwan oo lagu qabtay Gibileey

Munaasibad lagu daah fuaryey mashaariic horumarineed ayaa lagu qabsoontay degmada arbsiyo ee gobolka Gibiley ee Somaliland.     https://www.youtube.com/watch?v=avZ6lhijLIs

Barnaamijka Tixraaca Wararka SomNews Tv By Waaberi 03 10 2020

Barnaamijka Tixraaca Wararka SomNews Tv By Waaberi 03 10 2020.   https://www.youtube.com/watch?v=g52K8xjONXk