Sunday, September 20, 2020

Axmed Madoobe oo Muqdisho kula kulmay Bulshada Rayidka ah

Madaxweynaha Dowlad Goboleed Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xalay kulan la qaatay xubno ka socday Ururada Bulshada Rayidka ah. Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Jubaland...

Dab xooggan oo qabsaday dhismo Jaamacadeed

Dab xooggan ayaa qabsaday dhismaha jaamacadda  weyn  ee Makarere ee dalka Uganda.Illaa iyo hadda ma cadda sababta dabka dhalisay, sidoo kale lama hubo in...

Shakhsiyaad magac leh Itoobiya oo lagu Eedeeyay Argagixisonimo

Shakhsiyaad magac leh oo mucaarad ah ayaa ka mid ah 24 qof oo ay Itoobiya ku soo oogtay dacwad ah argagixisonimo. Eedahaas ayaa waxay la...

Ra’iisal wasaaraha magacaaban oo codka kalsoonida weydiistay golaha shacabka

Ra’iisal wasaaraha magacaaban ee dalka mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa golaha shacabka weydiistay inay siiyaan codka kalsoonida, taas oo u suura galinaysa inuu soo...

Garsoore Caan ahaa oo ku Geeriyooday Dalka Mareykanka

Garsoore ka tirsanayd Maxkamadda Sare ee Maraykanka, Ruth Bader Ginsburg, oo ahayd qof ku suntanayd u doodidda xuquuqda haweenka ayaa u dhimatay cudurka kansarka...

Maraykanka oo dalkiisa ka mamnuucaya TikTok iyo WeChat

Maraykanka ayaa maalinta Axadda ah dalkiisa ka mamnuuci doona baraha bulshadu ay ku wada xiriirto ee kala ah TikTok iyo WeChat, haddii aan wax...

Weerar Khasaaro dhaliyay oo ka dhacay Magaalada Baladweyne

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Kooxo hubeysan oo Xalay weerar loo adeegsaday Bamgacmeed ku qaaday Maqaayad ku taall gudaha degmada Baladweyne ee Xarunta...

Turkiga oo beeniyey Eedayn uga timid Qaramada Midoobay

Turkiga ayaa jimcihii diiday eedeynta uga timid guddiga sare ee xuquuqul insaanka QM oo ku aadan xadgudubyo ka dhan ah bini’aadanimada oo Turkiga ka...

Dawladda oo Faah faahin ka bixisay Shil diyaaradeed oo Muqdisho ka dhacay

Diyaarad nuuca xamuulka qaada oo ay leedahay shirkadda Sky ward ee dalka Kenya ayaa ku burburtay dhabaha ay diyaaraduhu ku ordaan ee garoonka Aadan...

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay inuu ka Tanaasulay Doorasho Qof iyo Cod +Sababta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo hadal ka jeediyey munaasabad casho sharaf ah oo uu ku maamuusay Madaxda ka qeyb gashay...