Sunday, October 25, 2020

Dani oo Furitaanka Kalfadhigga Golaha Wakiilada puntland ka qeybgalay.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa furay Kal-fadhiga 47-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. Madaxweynaha oo khudbad muhiim ah ka jeediyey furitaanka kal-fadhiga...

Dani oo Garoowe kula kulmay Xubin ka Tirsan Gudoonka Baarlamaanka KGS

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed Mudane...

Xasan Cali Kheyre oo gaaray Turkiga

Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna Musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, halkaasoo soo dhoweyn heerkeedu sareysay loogu...

DEG DEG :Laamaha amniga Hirshabelle oo joojiyay Dibad bax .

Laamaha amaanka Baladweyne oo joojiyay Banaanbax Lagu diidanaa Dhismaha Maamulka Hir-shabeelle. Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada baladweyne Laba Xidile Maxamed Qorsheele oo Goordhaweed Warbaahinta kula Hadlay...

Madaxweynaha Turkiga oo si adag uga hadlay Dhaqaalaha Caalamka.

Madaxweynaha Turkiga Erdoğan oo si kulul ugu hadlay dhaqannada Islaam naceybka ee reer Yurub, isagoo la hadlayay qaar ka mid ah culumada dalkaas ayaa...

Bank Dhexe ee Soomaaliya oo Qoraal rasmi ah Soo Saaray.

Bangiga Dhexe ee Soomaaliya oo ah hay’ada u xilsaaran Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya rukhsad bixinta iyo kormeeridda baananka gaarka loo leeyahay ee dalka...

Xusuusta iyo xuska Kacaankii 21-kii October 1969

Aroor xusuus, maanta oo kale 21 October 1969 dawladnimada soomaalida isbedel lagu kala aragti duwanyahay ayaa ku dhacay, Ciidammada Malateri ah oo hogaaminayey AUN...

Wasaaradda Arimaha Gudaha XFS oo Daah-Furtay Xarun Cimi baaris ah.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u heshiisiinta Soomaaliya ayaa manta oo ay Taariikhdu tahay 21-Oct-2020 ku Daahfurtay Magaalada Muqdusho Kulan Wadatashi ku Saabsan...

Dr-Abyan oo Bixiyay Xog hoose oo ku saabsan Maxamuud Xaashi Cabdi ?

Ma Wada-Hadallo Ayaa U Socda Hoggaanka Xisbiga UCID Iyo Siyaasiyiin Uu Maxamuud Xaashi Cabdi Ka Mid Yahay ? Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa ka...

Wado Interlock ah oo laga Hergaliyay Degmada Warta Nabadda.

Ku-simaha Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Gudoomiye ku xigeynka Maamulka iyo Maaliyada Mudane Axmed Xasan Iimaan ayaa xariga ka jaray wado 700 mitir ah oo...