Thursday, July 2, 2020

Qarax ka dhacay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Miino oo khasaaro geystay,kaasi oo lala eegtay Kolonyo ay wateen Ciidamo katirsan kuwa Nabad ilaalinta Midowga Afrika...

DEG DEG:Sargaal lagu Dilay Goordhaw Muqdisho

General Yusuf Ali Cagey oo ka mid ahaa Saraakiisha Ciiidamada Dowladda soomaaliya ayaa la sheegayaa in lagu dilay Muqdisho. Wararka ay warbaahintu Helayso ayaa sheegaya...

Booliiska Somaliya ayaa sheegay in wali alshabaab ay ka dagaalamayaan Gudaha S.Y.L

Taliye Xigeenka Ciidanka Booliiska Somaliya Zakiya Xuseen Axmed ayaa sheegtay in Ciidamada DFS ay Gudaha Hotel S.Y.L kula Dagaalamayaan labo Dagaalamo oo ka Tirsan...

Wararkii ugu dambeeyay dagaalka ka socda Degmada Balad-xaawo

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaray Degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo,ayaa sheegaya inuu xoogeystay Dagaalka u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa ka...

Ciidamo gadood sameeyay oo la wareegay Xarumo muhiim ah

Wararka inaga soo gaaraya Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ee Bartamaha Soomaaliya, ayaa sheegaya in Ciidamo gadoodsan ay la wareegeen Xarumo ku yaalla Degmadaasi. Ciidamadan...

Dagaal ka dhan ah Al-shabaab oo lagu dhawaaqay

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliya S/guudto C/Xamiid Maxamed Dirir ayaa Kormeer shaqo waxa uu ku tagay Difaacyada Ciidanka xoogga dalka ay ku...

Faah faahin: Qarax khasaaro geystay oo Caawa ka dhacay Boosaaso

Faah faahin dheeraad ayaa kasoo baxeysa arax goordhaweyd ka dhacay Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka bari. qaraxaan oo jugtiisa laga maqlay qeyb ka mid ah...

Faah faahin:Dagaal Khasaaro geystay oo ka dhacay Muqdisho

Inta la Xaqiijiyay ilaa iyo 5 Ruux oo Isugu jira Ciidan iyo Dad Shacab ayaa ku dhaawacmay Iska hor-imaad Ciidamo katirsan Dowladda Maanta ku...

Askari Askari kale ku Toogtay Magaalada Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Askari katirsan Ciidanka Booliska Soomaaliya, oo Maanta lagu dilay Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Goob jogayaal ayaa sheegay...

Xog:5 Xarumood oo Al-shabaab ay ku lahaayeen Koonfurta Somaliya oo la Burburiyay

Waxaa isa soo taraya Qasaaraha ka dhashey weeraro lagu qaadey xaruumihii ugu muhiimsanaa ururka Alshabaab ay Ku lahaayeen Koonfurta Soomaaliya. Weeraro talan taali ah ayaa...