Sunday, October 25, 2020

Khasaaro ka dhashay duqeyn ka dhacday Jubbada Dhexe

Taliska ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa sheegay in ay duqeyn la beegsadeen dhismo ay Al-shabaab ku leeyihiin meel ku dhow degmada Jilib ee gobolka...

Faah faahin: qarax ka dhacay Degmada Awdheegle

Faah faahinoo dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax miino oo khasaaro geystay,kaasi oo saakay ka dhacay Degmada Awdheegle ee katirsan Gobolka Shabeellaha Hoose. Qaraxaan oo...

Dagaal ka socda Deegaan katirsan Shabeellaha Dhexe

Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa sheegaya in dagaal xooggan uu ka socdo Deegaanka Ceel-cadde ee katirsan Gobolkaasi. Goob jogayaal ka mid ah...

Trump oo isku meel dhigay Soomaaliya iyo Nigeria

Dolwadda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in ay ballaarinayso liiska waddamada ay ku soo rogtay xayiraadda dhanka socdaalka, waxaana haatan ay xayiraad ku soo rogtay...

Somaliland oo Daah-Furtay Nidaam Casri Ah oo Lagu Diiwaangelinayo Mihnadleyaasha Caafimaadka

Wasaaradda Horumarinta caafimaadka Somaliland, ayaa maanta daah-furtay nidaam casri ah oo si fudud loogu diiwaangelinayo mihnadleyaasha caafimaadka ee ku sugan gobollada iyo degmooyinka dalka,...

Xaaf oo si cad u sheegay in Shirka muqdisho ka socda aan loo dhameyn

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Khudbad ka jeediyay Shirka Iskaashiga Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in Shirka ay ka maqan yihiin saaxibo...

Shirkada Buruuj oo si Sharci ah ku yeelatay Dhul lagu qabsaday oo ku yaala...

Kulan lagu soo gabagabeenayay muran ka taagnaa dhul cabirkiisu yahay 2000*400M oo ku yaala deegaanka Jaziira gaar ahaan xaafada Geeda Fuul oo u dhaw...

Daawo:Siminaar Loo Qabtay In Ka Badan 200 Arday Ee Sanadkan Ku Biireyso Jaamacadda Imaam...

Siminaar Loo Qabtay In Ka Badan 200 Arday Ee Sanadkan Ku Biireyso Jaamacadda Imaam Shaafici https://www.youtube.com/watch?v=gl0JPOrbQN4

Golaha Aqalka Sare oo meel mariyay Sharci Muhiim ah

Sanatarada Golaha Aqalka Sare ee Dalka, ayaa Maanta waxa ay kulankii 24-aad Kalfadhiga 6-aad ku yesheen Xaruntooda Magaalada Muqdisho. Kulanka maanta ayaa looga dooday soojedin...

Guddoomiyihii Raaskambooni oo qarax lagu dilay

Qarax Miinada Nooca dhulka lagu aaso ayaa Goordhaweyd ka dhacay Deegaanka Raaskambooni ee Gobolka Jubbada Hoose. Qaraxa ayaa la sheegay in lala eegtay gaari uu...