Thursday, July 2, 2020

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay xuska munaasabadda1-da Luulyo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey 60-guurada ka soo wareegtay Xornimada Gobolada Koonfureed iyo Midnimada...

Biden oo weerar afka ah ku qaaday Donald Trump

Musharaxa xilka madaxweynenimo ee Mareykanka, Joe biden ayaa weerar dhanka afka ah ku qaaday madaxweynaha xilka haya ee dalkaas, Donald Trump. Joe ayaa Trump ku...

Dowladda Soomaaliya iyo Qadar oo ka wadahadlay xoojinta xiriirka 2-da Dal

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Dooxa ee dalka Qatar kula kulmay Ra’iisul Wasaare ku-xigeen, ahna wasiirka arrimadda dibadda...

Bangiga adduunka oo Soomaaliya ugu deeqay 40 Milyen

Maamulka sare ee Bangiga aduunya ayaa ansixiyay 40 Milyan oo doolar oo lagu taageerayo Beeralayda iyo Xoola dhaqatada Soomaaliyeed ee uu sameeyay Ayaxa. Lacagtan oo...

Madaxweyne Farmaajo oo xarigga ka jaray garoonka ciyaaraha Muqdisho oo dib u dhis lagu...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xarigga ka jaray wajiga koowaad ee dib u dhiska Garoonka Kubadda Cagta ee Muqdisho ayaa...

Garoonka ciyaaraha ee Stadium Muqdisho oo dib loo furay

Garoonka Ciyaaraha ee Stadium Muqdishu ayaa maanta dib loo furay ku dhowaad laba sano kadib markii ay ka baxeen ciidamada AMISOM, oo halkaas deganaa...

Baarlamaanka Jubbaland oo Maanta Kulan Xasaasi ah ku leh Kismaayo

Barlamaanka dowlad goboleedka jubbaland ayaa maanta leh kulankoodii sagaalad ee kala fadhiga labaad ku leh Xaruntooda Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ee Jubbaland. Ajandayaasha horyaala...

Dowladda Hindiya oo Dalkeeda ka Mamuucday Isticmaalka Aaladda TikTok

Dowladda Hindiya ayaa dalkeeda ka mamnuucday isticmaalka aaladda TikTok iyo barnaamijyo kale oo laga leeyahay dalka Shiinaha, kuwaas oo ay sheegtay in ay khatar...

Al-shabaab iyo Ciidamada Dowladda oo ku dagaalamay Hiiraan

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda iyo Dagaalamayaal katirsan Al-shabaab oo xalay ka dhacay Deegaan katirsan Gobolka Hiiraan. Dagaalkan oo...

Kumannaan ruux oo ka barakacaya colaado ka taagan Gobol saliidda qani ku ah ee...

Dad fara badan ayaa ka cararaya magaalada ku taalla xeebta ee Mociboada Praia ee waqooyiga dalka Mozambique, kadib dagaallo xooggan oo halkaasi ka bilowday...