Thursday, October 22, 2020

Wareysi gaar ah gudoomiyaha Gobalka Shabeelaha Dhexe Axmed meyre

Wariye Khaalid ilkacase oo ka tirsan somNews Tv ayaa wareysi gaar ah baladweyn kula yeeshay gudoomiyaha gobalka shabeelaha dhexe Axmed Meyre makaraan https://www.youtube.com/watch?v=jjoe2wvwTw4

Muuqaal:Daaru-salaam city iyo Damaashaadka Ciida

Kumannaan ruux oo ka mid ah Dadka ku nool Caasimadda Muqdisho ayaa u Dukasho iyo damaashaad tegey Deegaanka Casriga ah ee Daarusalaam oo ku...

Sidee looga Ciiday Magaalada Hargesa

Magaalada Hargesa ee caasimadda somaliland ayaa ka mid ah meelaha sida weyn looga ciiday oo boqolaal shacabka ay isugu soo baxeen Wadooyinka Waaweyn ee...

Xasan Sheekh oo ka hadlay Xaaladda Siyaasadeed ee somaliya

Madaxweynihii hore ee somaliya Xasan sheekh Maxamuud ayaa si adag ugu hadlay Xaaladda siyaasadeed ee somaliya isagoo hambalyo u diray shacabka somaliyeed munaasabada ciidul-adxa...

Maamulka Macquul Electronic oo Hambalyo u diray shacabka somaliyeed

Shirkadda keenta qalabka electronic ee macquul ayaa waxay hambalyo u direen shacabka somaliyeed guud ahaan gaar ahaan macaamiisha Shirkadda macquul ee ku nool daafaha...

Madaxweyne Farmaajo oo Salaadda Ciidda Carafo Shacabka la tukaday

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa salaadda Ciidda Carafo boqolaal kamid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Masjidka Shuhadada magaalada Muqdisho. Madaxweyne Farmaajo...

Sheekh Maxamed Shaakir oo Tilmaamay in Xukumadda Somalia ay ka baxday Hishiiskii ay la...

Madaxa Xukumadda Galmudug oo War qoraal ah soo saaray ayaa Sheegay in Xukumadda Somalia ay ka baxday Hishiiskii ay la galeen ,wuxuuna qoraalkiisa uu...

Aqriso Gudoonka Baarlamanka oo Qoraal ku Shaaciyay Kalfadhigii 5-aadin uu xidhmay.

Gudoomiyaha Baarlamanka Fadaraalka Somalia oo Soosaaray War qoraal ah ayuu ku sheegay in uu soo xidhmay Kalfadhigii 5-aad ee Baarlamanka Somalia ,waxrkan Qoraalka ah...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo gaaray dalka Koonfur Afrika

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Johannesburg ee Dalka Koonfur Afrika,halkaasi...

Mas’uuliyiinta Wasaaradda Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay Hay’adaha caalamiga ah ee dalka ka...

Wasiirka, Xoghayaha joogtada ah, Agaasimaha iyo la taliyaha dhinaca Howlgalka Bahwadaagta Soomaaliya ahna Maareeyaha Qorshaha Qaranka ee Wasaaradda Qorsheynta ayaa maanta kulan wada-tashiga wareegga labaad...