Sunday, October 25, 2020

Dibad Baxyo ayaa ka socda qeybo ka mid ah muqdisho

Qaar ka mid ah shacabka magaalada Muqdisho ayaa maanta dibad-bax ballaaran ka dhigay degmooyinka Heliwaa iyo Yaaqshiid ee gobolka Banaadir. Dibad-baxayaasha oo u badnaa darawallada...

Ra’iisul Wasaaraha oo dhagax dhigay Xarunta Gurmadka degdegga ah

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhagax-dhigay xarunta gurmadka qaranka oo loogu talagalay in ay daboosho Xaaladaha deg degg ah...

Xiisad dagaal oo ka taagan degaano ka tirsan gobolka Sool

Wararka Somnews Tv  ka helsyo Magaalada Boocame ee Gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi Maanta ay ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa...

Qaramada Midoobay iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Wada Saxiixday Heshiis Iskaashi oo Cusub

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa maanta wada saxiixday heshiis iskaashi oo cusub, kaas oo hagi doona sida dalka iyo Qaramada Midoobay ay...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Kulan La qaatay Wasaaradda Dastuurka iyo Guddiyada Dib-u-eegista Dastuurka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan xog wareysi iyo wadatashi ah la yeeshay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La Socodka...

Ra’iisul Wasaare Rooble “Shacabka Muqdisho ma astaahilaan, culeyskii ay kala kulmeen muddadii ay waddooyinku...

 Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in jidadka Caasimadda loo furay si loo fududeeyo nolosha, ganacsiga iyo isu socodka dadweynaha. Mudane...

Duqa Muqdisho oo Xarumo Waxbarasho Kormeeray.

Duqa Caasimadda ahna guddomiyaha Gobolka Banaadir mudane Cumar maxamuud Maxamed Cumar filish oo ka farxiyay caruurta Agoonta Gabbdha ee Degmada Boondheere. Kadibna waxa uu kormeeray...

Kheyre oo la kulmay Hogaamiyaha aqlabiyadda labada Aqal kenya Aadan keynaan

kheyre ayaa Maanta kula kulmay kenya Xubno ka tirsan Baarlamaanka Kenya gaar ahaan Xildhibaanada ka soo jeeda Magaalada wajeer ee gobalka Waqooyi bari kenya arimaha...

Ra’iisul Wasaaraha oo Beesha Caalamka kala hadlay habsami-u-socodka hannaanka doorashooyinka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyey shir looga hadlayay habsami-u-socodka hannaanka doorashooyinka iyo dhameystirka dib-u-eegista dastuurka. Shirka ayaa lagu soo...

Karaas oo Xisbiga Madaxda Puntland Xaruntooda Booqday

Ku-Simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka, ahna Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Urur Siyaasadeedka KAAH Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta boqday xarunta...